Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo caawa uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.   Madaxweynaha ayaa xusay in Ugaasku uu ahaa hurmuud dhaqan oo lagu soo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif